Yaa ka Dambeeyay qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Muqdisho (Xog Cusub oo soo baxday)

Wargeysyada kasoo baxa dalka Turkiga qaarkood ayaa qoray in qaraxii dadka badan ku dhinteen ee sabtidii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ay ka dambeesay dowlada Imaraaadka Carabta. Sida uu qoray Wargeyska YeniSafak ee kasoo baxa Turkiga qaraxa waxaa maleegtay dowlada Imaaraadka Carabta uu sheegay Wargeyska in ay siyaasad ahaan kasoo horjeedo dhaq dhaqaaqa dowlada … Continue reading Yaa ka Dambeeyay qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Muqdisho (Xog Cusub oo soo baxday)